XADAASADA-KA-DIB: SIDEE AYAY U NAQDISAY XADAASADA | CAMBAABUR PODCAST |#05| CUMAR CALI BAASHE (2/2)

Avalites Foundation
Avalites Foundation
302 بار بازدید - 3 سال پیش - Waa Cambaabur Podcast #5Kulankan waxa
Waa Cambaabur Podcast #5


Kulankan waxa uu daba socdaa kii hore ee #4, Cumar Cali Baashe ayaa sii wada qaadaadhigista fahanka XADAASADA IYO XADAASADA-KA-DIB. Qaybtanna waxa aan ku eegaynaa sida uu dhaqdhaqaaqa XADAASADA-KA-DIB U NAQDIYAY XADAASADA?  (Xadaasada-ka-dib/Post Modernity/ما بعد الحداثة ), si lamid ah sidii horena waxa aan ka hadli doonna curashadeedii iyo taabbagalkeegii, dhinacyada ay saamaysay/ka koobantahay iyo fikradaha seesdhigga u ah.


Cumar waa aqoonyahan ku takhasusay Dhaqaalaha iyo Horumarinta Dhaqaalaha, daneeya oo wax ka qora dhaqanka (saqaafada), falsafadda iyo arrimaha danta guud.


***

Ku Taxnaw Cambaabur Podcast oo kala soco:
Apple Podcasts
https://apple.co/3nAj3Bg
Spotify
https://spoti.fi/3nz0762
Google Podcasts
https://bit.ly/3xzwje5
Anchor
https://bit.ly/3nz2Hcl
Breaker
https://bit.ly/3u98hED
Overcast
https://bit.ly/3gPsfR9
Pocket Casts
https://bit.ly/3t7g7NZ
RadioPublic
https://bit.ly/3e41LcQ
Youtube
https://bit.ly/3em1X7r
Iyo meel kasta oo kale oo aad Podcast-yada ka macmiilato.


Ku taxnaw oo SUBSCRIBE - LIKE - SHARE.


#AvalitesFoundation​
#CambaaburPodcast
3 سال پیش در تاریخ 1400/02/17 منتشر شده است.
302 بـار بازدید شده
... بیشتر