BEERTA XAWAYAANKA: GORFAYN - CABDILLAAHI RAAGE

Avalites Foundation
Avalites Foundation
1.3 هزار بار بازدید - 5 سال پیش - Sheekada Beerta Xawayaanka ee uu
Sheekada Beerta Xawayaanka ee uu curiyay qoraagii reer Ingiriis ee Joorj Orwil oo ka mid ah sheekooyinka dunnida kuwa ugu caansan ayuu Cabdillaahi Raage ku falanqeeyay 17 Ogtoobar 2017 kii Madasha Buugga oo ah koox Faysbuug oo buugta lagu wadaago, laguna falanqeeyo. Muuqaalkan oo ah kii sida tooska ah (live) uga baxay madasha ayaan mar kale halkan idinku la wadaagnay. Daawasho wacan.
5 سال پیش در تاریخ 1398/08/24 منتشر شده است.
1,332 بـار بازدید شده
... بیشتر