CABDILLAAHI RAAGE: SADDEX NAFOOD: GORFAYN - AVALITES FOUNDATION

Avalites Foundation
Avalites Foundation
9.7 هزار بار بازدید - 5 سال پیش - Kulankan oo ay soo agaasimatay
Kulankan oo ay soo agaasimatay AVALITES Foundation waxa uu ka qabsoomay xarunta Boorama Youth Job Center 07/Nov/2019 waxana lagu gorfeeyay muujinta dabaqadaha, shakhsiyadaha, dhaqan naqdinta iyo doodaha falsafadeed ee sheekada Ibraahim Hawd Yuusuf ee Saddex Nafood.

Qodobadda Gorfayntu Awoodda Saartay:

- Maxay macno leedahay in aan akhrino, wadar iyo qof ahaan ba, sheekafaneed Soomaaliyeed?

- Waayaheenu se muxuu ka dalbanayaa akhrinta sheekafaneeddan gaaban?

- Saddex Nafood ma noqon kartaa maaddo gorfayneed? Sidee bay se gorfayntaasi, dood ahaan, u eekaan kartaa?

AVALITES FOUNDATION waa haayad dhaqan (culture) oo awoodda saarta qofka iyo dheefta uu ka dhaxlayo shaqooyinka aqooneed.
5 سال پیش در تاریخ 1398/08/20 منتشر شده است.
9,729 بـار بازدید شده
... بیشتر