QOFKA, BULSHADA IYO BARAHA BULSHADA: Fursado, Cillado iyo Cabsiyo|Ayaanle Hoorri & Cabdillaahi Raage

Avalites Foundation
Avalites Foundation
1.3 هزار بار بازدید - 4 سال پیش - Baraha bulashadu waa shaacsane (phenomenon)
Baraha bulashadu waa shaacsane (phenomenon) casri ah, baadhisyada ku sahabsani bilaw yihiin lakiin saamayn wayn oo baaxadda doodaha la xidhiidha ay taxanyhiin fiqiga diinta illaa falsafadda nolosha. Qaddiyado doodahaas la xidhiidha ayay Ayaanle Hoorri iyo Cabdillaahi Raage "sayidka" kaga sheekaysteen fadhigan.


Waxa ka mid ah qaddiyadahaas

#1 Dimuqraadiyadda iyo Baraha bulshada,

#2 Caafimaadka nafeed ee qofka. xidhiidhada qoys iyo baraha bulshaad,

3 Amaanka xogta qofka iyo ta umaddeed xilligan ay xog ururinta aan abid hore u dhicin shirkada barasha bulshadu sameeyeen

4 Qumanaanta qofka iyo qaabka ay baraha bulshadu u saameeyeen, una qaabeeyeen qaab nololeedkiisa.



Baahitani waxa ay hordhac iyo tijaabo u tahay bodkaastiyo (PODCASTS) ay Avalites ay samayn doonto timaadada dhaw. Waxa aan ku rajowaynnahay in uu idin cajabiyo bodkaaskani, baahi wayna waxa aan u qabnaa aragtidiina.  DHAGAYSI WACAN.



[PODCAST TEST #1]
4 سال پیش در تاریخ 1399/04/23 منتشر شده است.
1,341 بـار بازدید شده
... بیشتر