Dagaalka Israa’iil iyo Xamaas oo maalintii 5aad galay.

VOA Somali
VOA Somali
55.7 هزار بار بازدید - 9 ماه پیش - Israa’iil ayaa maalintii 5aad duqeyn
Israa’iil ayaa maalintii 5aad duqeyn xooggan ku wado magaalada Qasa. Dhimashada labada dhinac waxay kor u dhaaftay 2,200 oo qof. Madaxweynaha Maraykana ayaa weerarkii Xamas ku tilmaamay ficil “Fal xun oo Sheydaannimo ah” Dhinaca kalena, madaxweynta Turkiga Erdogan ayaa sheegay in Israa’iil ay si ula kac ah u ”xasuusayqo” dad shacab ah.
9 ماه پیش در تاریخ 1402/07/19 منتشر شده است.
55,794 بـار بازدید شده
... بیشتر