Taariikhda dilalka iyo isku dayadii dil ee madaxda Mareykanka

VOA Somali
VOA Somali
12 هزار بار بازدید - ماه قبل - Ka hor isku daygii dil
Ka hor isku daygii dil ee Sabtidii lala beegsaday Donald Trump waxaa jirtay in taariikhda Maraykanka horey loo khaarajiyey afar madaxweyne, halka siyaasiyiin kale oo ay ku jiraan musharrixiin madaxweyne-na la bartilmaameedsaday.

Warbixin ay qortay AP waxaa noo haya Haaruun Macruuf.

Mar walba nagu xirnow
🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe https://www.seevid.ir/c/voasomali/?s...
🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: https://www.voasomali.com/
🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: Facebook: voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: Instagram: voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: Twitter: voasomali

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.
ماه قبل در تاریخ 1403/04/24 منتشر شده است.
12,078 بـار بازدید شده
... بیشتر