qisooyinka nabiyada/ qisadii nabi muuse cs, iyo mucjisooyinkii layaabka lahaa ee la socday

fuad amin daud
fuad amin daud
30.1 هزار بار بازدید - 4 سال پیش - FUAD AMIN: Home of islamic
FUAD AMIN: Home of islamic studies cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada ________________________________________________________________________________ qisadii nabi muuse cs iyo mucjisooyinkii la socday Alle SW wuxuu bani aadamka usoo diray in ka badan 300 oo nabi Wuxuuna qur’aankiisa ku xusay 25 nabi Hase ahaate wuxuu alle SW darajo gaar ah siiyay 5 nabi kuwaso uu ku magacaabay ulul cazmiga Waxayna kala yihiin: nuux, ibraahiim, muusaa, iyo ciisaa CS, iyo nabigeena muxamad SW Hase ahaatee nabiga ugu badan oo uu alle SW qur’ankiisa ku xusay, oo meelo badan oo quraaka kamid ah uu noogu soo celceliyay waa kaliimullahi muusaa CS Qisooyinkiisuna waa kuwa ugu mucjisada badan oo uu qof bani aadam ah maqlo Maxaytahay sababta nabi muuse loogu magacaabay kaliimullah? Ma wuxuu ilahay la hadli jiray si toos ah oo uusan daah u dhaxayn? Siduu ugu dhiiraday in uu fircoon diinta gaarsiiyo isagoo nin tabar darano iska daciif ahaa? Maxay kala ahaayeen sagaalka mucjiso oo uu alle SW ku ayyiday ama ku kaalmeeyay? Dhameeso muuqaalkaan si aad u ogaato jawaabaha dhamaan su’aalahas iyo kuwo kaloo badan __________________________________________________________________________________________ fuad amin ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada daawo qisooyinka kale: 1) qisada ushii nabi muuse:    • qisooyinka nabiyada/ mucjisooyinkii r...   2) qisadii haaruut iyo maaruut:    • qisooyinka nabiyada/ haaruut iyo maar...   3) hijradii nabi muxamad SW:    • qisooyinka nabiyada/ qaabka uu nabi m...   4) qisadii haabiil iyo qaabiil:    • qisooyinka nabiyada/ wax badan oo aad...   5) qisooyinkii nabi muuse iyo mucjisoyinkiisa:    • qisooyinka nabiyada/ qisadii nabi muu...  
4 سال پیش در تاریخ 1399/01/18 منتشر شده است.
30,124 بـار بازدید شده
... بیشتر