qisooyinka nabiyada/ mucjisooyinkii rabbaaniga ahaa ee ushii nabi muuse iyo meshey ku danbeyse

fuad amin daud
fuad amin daud
11.3 هزار بار بازدید - 4 سال پیش - FUAD AMIN: Home of islamic
FUAD AMIN: Home of islamic studies
cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada

________________________________________________________________________________
Nabi muuse CS waxa uu kamidyahay rususha alle subxanuhu watacaalaa kuwa ugu fadliga badan

Waxa uu kamidyahay ulul cazmiga, waana nabiga ugu badan ee quraanka magaciisa lugu xusay

Qisadan Ushii nabi muuse cs waxaa lugu xusay meelo badan oo qur’anka kamid ah ushaana waxay lahayd awood rabaani ah

Haddaad si degan ugu fekerto ushaan, waxaa qasab ah in aad is weydiso dhowr su’aalood oo ay kamidyihiin:

Siday ushaan ku samaysay waxaaso mucjisooyin ah?

Inteese ku dambaysay kadib markii la oofsaday nabi muse CS?

Yaa qaatay oo haysta maanta?
xaguuse ku qarsaday?

Balse waxaa marka hore maskaxdaada kusoo dhacaysa: xaguu nabi muuse CS ka keenay ushaan?

Muuqaalkaan gudihiisa ayaad kaga bogan doontaan dhamaan su’aalahas iyo kuwo kaloo badana daawasho wacan
_____________________________________________________________________________
fuad amin ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada

daawo qisooyinka kale
1)qisada haaruut iyo maaruut:  qisooyinka nabiyada/ haaruut iyo maar...
2) hijradii nabi muxamad sc: qisooyinka nabiyada/ qaabka uu nabi m...
4 سال پیش در تاریخ 1399/01/16 منتشر شده است.
11,316 بـار بازدید شده
... بیشتر