Riyada saxarada ama xaarka qofkii arko asoo xaaray ama xaar soo gaaray nin iyo naag wuxuu yahayba

Barta Aqoonta
Barta Aqoonta
7.1 هزار بار بازدید - 10 ماه پیش - Riyada saxarada ama xaarka qofkii
Riyada saxarada ama xaarka qofkii arko asoo xaaray ama xaar soo gaaray nin iyo naag wuxuu yahayba, qofkii arko asoo ku saxaroonaya meel banaan ah ama guri oo dadka ay u jeedaan riyadaas waa riyo xun oo tilmaamayso fadeexo ama ceeb, gabar hadday aragto iyadoo xaarsyso oo dad badan ay meesha joogaan riyada waa riyo fadeexo astaan u ah, xaarka badan oo uraya waa hadal xun ama ceeb, xaarka mararka qaar wuxuu noqonayaa hanti badan waxaad ka daawan kartaa muuqaalkan, xaarka adag ama xaarka shubanka ah oo jilicsan wuu ka duwan yahay fasir ahaan, riyada xaarka adag iyo riyada saxarada jilican ama xaar dhiig ama xaar malax ah dhamaan astaamo kale ayay tilmaamaan, qofkaa isku xaaro ama xaar dardaray ama saxaro gacmaha la galay riyadaas iyadana ka daawo halkan iyadoo faahfaahsan, qofkii arko boosaneero ama riyada boosaneeraha ama kaniifka oo xaarka ka buuxo iyadana halkan ka daawo. riyadan waxaa lagasoo qaaday kutubta fasirka riyooyinka. #riyooyinka #riyada #soomaali #somali.
10 ماه پیش در تاریخ 1402/07/05 منتشر شده است.
7,125 بـار بازدید شده
... بیشتر