Riyada kaadida qofkii arko kaadi ama asoo kaadshayo ama kaadi reebayo maxaa lagu fasiraa

Barta Aqoonta
Barta Aqoonta
5.6 هزار بار بازدید - 11 ماه پیش - Riyada kaadida qofkii arko kaadi
Riyada kaadida qofkii arko kaadi ama asoo kaadshayo ama kaadi reebayo maxaa lagu fasiraa, riyada kadida qofkii arko asoo meel ku kaadinayo meeshana ay tahay meel aan la ogeyn qofkaas wuxuu ku guursanayaa meeshaas haweeney, riyada kaadida haweenka ama dumarka qofkii arko naag kaadinayso riyadaas waxaa lagu fasiraa naagtaas inay u baahan tahay nin ama guur ayay u baahan tahay kaadidaas badan waa dareen kacsi ah, qofkii arko asoo caano kaadinayo ama qofkii ku riyoodo asoo kaadida iska reebayo oo aan musqul aadin riyadaas oo faahfaahsan halkan ayaad ka daawan kartaa, qofkii arko asoo dhiig kaadinayo ama kaadi dhiig ay ka timid riyadaas waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu u galmoonayo naag dhiiga caadada qabto ama inuu sino ku dhacayo ama naag garoob ayuu u galmoonayaa ama naag qaraabo ah sida habaryarta ama aayo ama walaasha iwm. qofkii ku riyoodo asoo tixri kaadinayo qofkaas ubad badan ayuu dhalayaa, guud ahaan riyada kaadida waa maal haddii ay caadi tahay. #riyooyinka #riyada #soomaali #somali.
11 ماه پیش در تاریخ 1402/07/06 منتشر شده است.
5,698 بـار بازدید شده
... بیشتر