Hormuud App Information

Hormuud Telecom
Hormuud Telecom
1.3 هزار بار بازدید - پارسال - Macaamiil, waxaan kuu diyaarinnay barnaamijka
Macaamiil, waxaan kuu diyaarinnay barnaamijka Hormuud App, oo aad uga shuban karto karaka hadalka iyo xiroomyinkeenna Internet-ka, ugana diri karto saaxiibkaa. Waxaad sidoo kale, waxaad ka rukuman kartaa adeegyadeenna Shaafi, Suuq-Sahal, Marwo, Tacab, Keyd iyo Aqoonmaal.
Si aad ula soo degto, fadlan fur link-ga hoose:

𝐏𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐭𝐨𝐫𝐞: https://bit.ly/Hormuud-App-Playstore
𝐀𝐩𝐩𝐥𝐞 𝐒𝐭𝐨𝐫𝐞: https://bit.ly/Hormuud-App-Appstore
#Hormuud
#HormuudApp
#Selfcare
پارسال در تاریخ 1401/10/28 منتشر شده است.
1,360 بـار بازدید شده
... بیشتر