Hormuud eSIM

Hormuud Telecom
Hormuud Telecom
17.9 هزار بار بازدید - 2 سال پیش - Adeegga eSIM – SIM Card
Adeegga eSIM – SIM Card la’aan ku isticmaal lambarkaaga Hormuud gudaha dalka iyo dibadda.
Macaamiisheenna isticmaasha Mobile-lada casriga ah waxaan usoo kordhinay adeegga eSIM oo u sahlaya in ay si joogto ah ugu isticmaali karaan adeegyadeenna (Internet & wicitaan) SIM Card la’aan.
2 سال پیش در تاریخ 1400/12/28 منتشر شده است.
17,914 بـار بازدید شده
... بیشتر