7 Ganacsi oo aad Hadda bilaabi karto

Bakaal Warfaa
Bakaal Warfaa
720 بار بازدید - 6 ماه پیش - Ganacsigu waxa uu u qabysamaa
Ganacsigu waxa uu u qabysamaa laba:

1. Alaab
2. Adeeg.

Haddii ganacsi alaab aad iibinaso bilawdo, waxa aad u baahantahay waxyaabo badan sida; bakhaar/store aad alaabta dhigto, gaari/baabuur aad ku qaaddo, dillaaliin ama dad alaabta kuu soo dejiya IWK.

Internet ka ganacsi noocaas ah in aad ka bilawdaa waxa ay kaaga baahan tahay dhaqaale.

qofka hadda wax samaynayaa, waa in uu isku dayo in uu bilaabo ganacsi adeeg ah sida: muuqaal-samaynta, nashqadaynta, dhisadda social media IWM.

Qofka bilawdga ah waxa u wanaagsan in uu bilaabo:
1. Affiliate marketing
2. Building social media accounts.
3. Branding.
4. muuqaal-samaynta

intanba waad samayn kartaa
6 ماه پیش در تاریخ 1402/11/15 منتشر شده است.
720 بـار بازدید شده
... بیشتر