Dhibta ay keeni karto in aad aad wax kasta kaga hadasho channelkaaaga

Bakaal Warfaa
Bakaal Warfaa
86 بار بازدید - 4 ماه پیش - in muddo ah waxa aan
in muddo ah waxa aan ka walaacsanaa in uu channelkani guuldarraystay. Hase ahaatee hadda waxa aan fahmay dhibka dhan waxa sababay: in aan waxkasta kaga hadlay channelkan. Haddaba daawo muuqaalkan si aad u fahanto dhibka ay leedahay in aad waxyaabo badan kaga hadasho channelkaaaga.
4 ماه پیش در تاریخ 1403/02/17 منتشر شده است.
86 بـار بازدید شده
... بیشتر