PRINCESS ISTAAHIL HEES CUSUB MASHQUUL OFFICIAL VIDEO 2022

Princess Istaahil
Princess Istaahil
388.3 هزار بار بازدید - 2 سال پیش - Her Video cannot be uploaded
Her Video cannot be uploaded by Another Channel. Anyone who upload this video will be reported to YouTube.All Copyright Reserved by ‪@princessistaahil‬  

Hadaad iska aammusnaato
Waxay dhihi waa ammuume
Dantaada hadaad Ku aaddo
In baa doqon kuu arkaysa...
......
Haddii lagu wada amaano
Dadbaa eed kuu sameeya
Hadaad sida dayax iftiinto
Guul iyo nolol sare abuurto
Xaasidiin inkira ma weydid...

            Kooras
Ujeedkiyo dulucda heeska
Aduunka intaad dul joogto
Aadmi kama eed baxaysid
Ogowse qof kugu mashquulay
Innaad Ka awood sarayso...

Hadaad adinkiyo af dhawrto
Waxay odhan waa mid liita
Hadaad isticmaasho baawar
Inbaa odhan waa kibraani,
               .....
Haddaad aaminto lilaahi
Dadbaa ka ilbixin khiyaano
Intuu mudanyahay in dhaafsan
Dadbaan ixtiraam u qalmin...



Erayada Abwaan Ridwaan
Laxanka Iyo Codka Princess Istaahil
Musiga Haatuf yare
Voice Record FI Production

Copyright‪@princessistaahil‬
2 سال پیش در تاریخ 1401/06/24 منتشر شده است.
388,356 بـار بازدید شده
... بیشتر