Chapter 1 Part 2 Defining Marketing for the 21st Century) Part 2 (Somali Language)

Saeed Naaji
Saeed Naaji
2.7 هزار بار بازدید - 3 سال پیش - Waa cashiro Taxano ah uu
Waa cashiro Taxano ah uu duubay Ustad Saciid C.qaadir Saciid (Saciid Naaji) una duubay ardayda jececl cilmiga ganacsiga gaar ahaan suuqgeynta,

Cutubkaan waxaan lagu baranaa habka ugo wanaagsan ee lagu aruurin karo Xogta Suuqgeynta, oo ah in la sameeyo baaritaanka Suuqa.

Cashiradaan waxey anfacayaan dadka Daneeya Cilmiga Suuqgeynta (Marketing) iyo Guud ahaan barashada Maamulka iyo Maareynta Inshallaah Waxaan Soo dhigi doonaa Sabti kasto hal Cashir oo cusub.

Waxaana lagu sharaxi doonaa Buuga Suuqgeynta Marketing Management -ee qoraaga caanka ah Philip Kotler. Waxaa kala Degi kartaa buuga:

http://eprints.stiperdharmawacana.ac....

Cutubkaan waxaa looga hadlaa Muhiimada ay leedahay cilmiga suuqgeynta iyo Waa maxay suuqgeyn.

#Sirtasuuqgeynta
3 سال پیش در تاریخ 1400/06/05 منتشر شده است.
2,710 بـار بازدید شده
... بیشتر