Ka hortag in lagaa xiro Facebook-gaaga!

iM252
iM252
42 هزار بار بازدید - 5 سال پیش - Waa lagaa xiraayaa Facebookgaaga hadii
Waa lagaa xiraayaa Facebookgaaga hadii aad ku xad gudubto xeerarka u yaalla shirkadda Facebook. Muuqaalkan ka baro waxyaabaha keeni kara in lagaa xiro cinwaankaaga Facebookga si ku meel gaar ah amaba si kama dambeys ah.
Horey malagaaga xiray Facebookgaaga, fadlan nala wadaag sababta si ay dadkuna uga digtoonaadaan.
📌 U yeer saaxiib aad u baqayso in laga xiro Facebook-giisa.
Sidoo kale, Fadlan la wadaag asxaabtaada.

im252
Facebook: im252
5 سال پیش در تاریخ 1397/12/03 منتشر شده است.
42,094 بـار بازدید شده
... بیشتر