KHADAR KEEYOW ADUKUNKAAN UGU JECLAHAY HEES CUSUB 2020 LERICS

kalabood media
kalabood media
180.3 هزار بار بازدید - 4 سال پیش - #SUBISCRIBE
#SUBISCRIBE #SHARE #LIKE
Hadaad Arin Keeni Lahed
Axwaal Igu Biiri Laheed
Dhabtii Aramida Jacel
Ishiisa Idhaafi Lahaed
Istreex Ban Noqon LahaAslub Iyo Waa Mid Edeb
Akhlaaq Lagu Ababiyee
Mid Owlaad Iidhashee
Allow Ori Iga Yeel
Allow Raxma Iga YeelAslub Iyo Waa Mid Edeb
Akhlaaq Lagu Ababiyee
Mid Owlaad Iidhashee
Allow Ori Iga Yeel
Allow Raxma Iga YeelIndheer Garat  Baa Toho
Aduun Baan Kaa helee
Miyaan Ku Ilaabayaa
Alle Miyan Ku IlabayaItaal Gabay Awadaa
Anfacii Lacuni Jiray
Uga Go'Ay Daradaa
Alle Uga Go'ay DaradaJacel Igu Kaliyabaan
Intan Daba Ludayayo
Aniguba Show IldaranIfkana Tan Ugu Jecla
Hadey I Ogan Laheed
Astamaha Caashaqiyo
Dhibtana Ila Eegi Lahed
Oonkey Iga Bin Lahayd
4 سال پیش در تاریخ 1399/01/17 منتشر شده است.
180,317 بـار بازدید شده
... بیشتر