Australia: Soomaali loo sameynayo dib u dejin

VOA Somali
VOA Somali
56.4 هزار بار بازدید - 4 سال پیش - Dowladda Victoria ee dalka Australia
Dowladda Victoria ee dalka Australia ayaa dib u dejin u sameyneysa qoysas ay Soomaali ku jiraan oo degen daarro dhaadheer oo ku yaala Bartamaha Magaalada Melbourne kadib markii la ogaaday in qoysaska ay ku noolyihiin deegaano ciriiri ku ah marka loo eego tirada caruurta ay haystaan. Wariyaha VOA IBrahim Cumar Baafo ayaa warbixintan kasoo diray Melbourne.
4 سال پیش در تاریخ 1399/07/11 منتشر شده است.
56,401 بـار بازدید شده
... بیشتر