Bosnia & Herzegovina | macluumaad ku saabsan | #OGAANSHO

OGAANSHO
OGAANSHO
77.6 هزار بار بازدید - 7 سال پیش - Bosnia waxay dhacdaa koonfur  bariga
Bosnia waxay dhacdaa koonfur  bariga yurub mandiqada loo yaqaano balkanka – waxay ka mid ahayd dowladii loo yaqaanay juquslavia ee bur burtay bilowgii sagashamaadkii- bosnia waxay xuduud la leedahay – Croatia oo dhanka waqooyiga galbeedka iyo koonfurta daris kala ah dhanka barigana Serbia – koonfur galbeedna  jamhuuriyada – buurta madow- ama mont negaro – aljaba al aswad- bosniya waxay leedahay xeeb aad u yar oo ilaa 26 km ah ku teetsan badda Adriatic tirade dadka bosnia waa 4 milyan iyo 600 kun -  caasimada bosnia waa – Sarajevo – ha ugu dhawaaqin Sarajevo xarafka j halkaan wuxuu ka dhiganyahay y – sida laacibka bosniyanka ah – miralem pjanic- bedka guud ee bosnia waa 51 kun km sq – waxaa looga hadlaa – luuqadaha bosniga serbiga iyo cratiga –
7 سال پیش در تاریخ 1396/04/31 منتشر شده است.
77,682 بـار بازدید شده
... بیشتر