Sida loo isticmaalo SPSS ka_ Billowga isticmaalka SPSS Qaybtii 1aad #SPSS #Data #Analysis

Koronto Academy
Koronto Academy
104.6 هزار بار بازدید - 5 سال پیش - Casharkan waa qaybtii 1aad ee
Casharkan waa qaybtii 1aad ee casharo aan ugu talo galay sida loo adeegsado Software ka SPSS ee lagu falanqeeyo waydiimaha qoraalka ah ee lagu baarayay in wax lagu ogaado.
Ma ihi khabiir Research ka ah laakiin waxaan u diyaariyay casharkan markii aan arkay in arday badani aysan fursad u helin inay sharraxaad luuqadooda ku saabsan ku heli karin SPSS ka iyo sida loo adeegsado muhiimna uu u yahay qalin jabinta jaamacadaha iyo diyaarinta buugaagta.
Wixii su'aal ah ama talo ah igula wadaag Comment ga hoose.
5 سال پیش در تاریخ 1398/02/23 منتشر شده است.
104,682 بـار بازدید شده
... بیشتر