Nidaamka ugu wanaagsan aa howlahaadi ku Maarayn karto!😍

Salmaan Maadow
Salmaan Maadow
20.8 هزار بار بازدید - 3 سال پیش - Muqaalkaani waxaan ku sharxaynaa nidaamka
Muqaalkaani waxaan ku sharxaynaa nidaamka ugu wanaagsan aa howlahaadi ugu muhiimsan aa mudnaanta ku siin karto kuna qabsan karto.

Tusmada Muqaalka
0:00 Salaan
0:07 Routine Maalmeedkeeda
1:37 Maxaa igu kalifay ina Routinekeeda ku sheego?
2:11 Nidaamkaani waxuu kaga duwanyahay nidaamyada kale?
2:40 Maxuu yahay Nidaamkaani?
4:02 Sidee ayuu u shaqayn Nidaamkaani?
5:06 Sidee loo dhaqan galin Nidaamkaani?
5:11 Qaanada Koowaad
8:14 Qaanada Labaad
10:13 Qaanada Sadexaad
11:20 Qaanada Afaraad
12:13 Talo!
12:38 "Maaraynta waqtiga" waa magac bixin qaldan!
13:42 Su'aal?

linkiya buuga uu Eng.Abdiwali soo koobay:7da Caado Ay Leeyihiin Dadka Saameynt...
Linkiya muqaalka sida loo dajiyo hadaf la gaari karo: Sida Loo Dajiyo Hadaf (Yool) La Gaari...



--------------------------------------
Thanks for watching
Please Subscribe to Our Channel
Haduu Videoga ku cajabiyo La wadaag walaalahadi kale hadii Hada nagu cusubtahayne nagu soo biir Adoo tabanaya "Subscribe" hana iloowin ina iconka gambleelka tabato.

Iga soo raadi cinwaanadeeda baraha bulshada

🔗igala soco facebook
Facebook: salmaan.maadow
🔗 igala soco instagram
Instagram: salmaan.maadow
🔗si aad ula socota naqshadahaan sameeyay
https://www.behance.net/salmaan_maadow

Mahadsanidiin waa walaalkiina salmaan maadow
3 سال پیش در تاریخ 1400/08/07 منتشر شده است.
20,887 بـار بازدید شده
... بیشتر