Sida Loo Gaaro Farxad Dhab Ah - Ma Qosol iyo Dhoolla-caddeyn Baa? - Yasir Mukhtar

DHIIRIGELIYE
DHIIRIGELIYE
17.6 هزار بار بازدید - 3 ماه پیش - Muuqaalkan, waxaan kaga hadleynaa muhiimadda
Muuqaalkan, waxaan kaga hadleynaa muhiimadda farxadda dhabta ah iyo sida loo gaadho. Waxaan ka jawaabi doonaa saddex su’aal muhiim ah: Waa maxay farxad? Goormaa la oran karaa qofkaasi wuu faraxsanyahay? Farxadu ma qosol iyo dhoolla-caddeyn baa mise waa maal iyo lacag? Talooyin waxtar leh iyo sheekooyin dhiiri galin leh ayaa kaa caawin doona inaad fahanto farxadda saxda ah.

Qodobbada Muhiimka ah:

1. Waa Maxay Farxad?: Fahamka farxadda dhabta ah iyo waxa ay ka dhigan tahay noloshaada.
2. Goormaa La Oran Karaa Qofkaasi Wuu Faraxsanyahay?: Calaamadaha farxadda iyo waqtiga aad dareemi karto farxadda dhabta ah.
3. Farxadu Ma Qosol iyo Dhoolla-caddeyn Baa Mise Waa Maal iyo Lacag?: Ka jawaabista su’aalaha ku saabsan farxadda iyo waxa ay dhab ahaantii tahay.

Ku Soo Biir Safarka Dhiiri Galinta Nafta :

• Ku soo biir oo ogow sida loo gaadho farxadda dhabta ah!
• Ha iloobin inaad Subscribe gareyso si aad u hesho muuqaalada dhiirrigelinta ah ee xiga.

                                Yasir Mukhtar

FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
https://www.seevid.ir/fa/result?ytch=UCIg-...
THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
-----------------------------------------------------------
FOLLOW US ON:
Facebook:Facebook: DHIIRIGELIYE..
Facebook profile:Facebook: yasir.mukhta..
Instagram :Instagram: dhiirigeliye
Tiktok : www.tiktok.com/@dhiirigeliye
3 ماه پیش در تاریخ 1403/03/07 منتشر شده است.
17,643 بـار بازدید شده
... بیشتر