Puntland oo Xabsi iyo Ganaax Lacageed ku riday dhalinyaro Sagaar ugaarsaneeysay.

Hiiraanweyn
Hiiraanweyn
888 بار بازدید - ماه قبل - Maxkamad darajadda 1aad ee Qardho
Maxkamad darajadda 1aad ee Qardho ayaa xukuno isugu jira xarig iyo ganaax lacageed ku riday dhalinyaro lagu helay fal laxiriira ugaarsiga Sagaaradda. Taliyaha qaybta booliska gobolka Karkaar G/sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa warbaahinta la hadlay xukunka maxkamada ka dib.
ماه قبل در تاریخ 1403/04/26 منتشر شده است.
888 بـار بازدید شده
... بیشتر