10 khalad oo sababa in dadku ku isticmaalaan | Cilmi nafsiga

HOYLAMP
HOYLAMP
15.1 هزار بار بازدید - 4 سال پیش - waxaa dhacda in mararka qaar
waxaa dhacda in mararka qaar ay dadka si xun uga faaideystaan wanaagaaga iyagoo ku isticmaalaya. sababta ay arinkaa u dhcdana waa dhaqamadaada oo kugu sababa arinkaas. muuqaalkeena waxaan uga hadlaynaa 1o khalad oo ugu caansan kuwaa oo sababa in dadku ku isticmaalaan iyo sidii u joojin lahayd haddii aad tahay qof ku sifeysan qodobadaas.

haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka  HOYLAMP @hoylamp
sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:

Facebook: Facebook: Hoylamp
Instagram: Instagram: Hoylamp
Twitter: Twitter: Hoylamp
Tiktok: https://www.tiktok.com/Hoylamp
4 سال پیش در تاریخ 1399/08/19 منتشر شده است.
15,184 بـار بازدید شده
... بیشتر