Jiifkaaga ka demi ama ka daar nalka qolkaaga!! (Bedelo midabka layrka)

iM252
iM252
47.5 هزار بار بازدید - 3 سال پیش - Nalka iM252, waxa uu awood
Nalka iM252, waxa uu awood kuu siinayaa in aad telefoonkaaga ka maamulato nalka ama layrka qolkaaga, tusaale ahaan midabka aad doonto ayaad ka dhigan kartaa nalka, waad yareyn kartaa ama kordhin kartaa iftiinka, waad ka damin kartaa telefoonkaaga kana daari kartaa.
Yaad jeclaan lahayd in uu qolkiisa quruxsado, hoos ugu yeer fadlan.

Si aad u iibsato fadlan ka dalbo Whatsappka +252 614 888 887

#iM252 #NALKA_iM252
Nagu soo biir fadlan:
TikTok: im252real
Facebook: im252
im252
Instagram: im252real
Twitter: im252real
3 سال پیش در تاریخ 1400/07/13 منتشر شده است.
47,577 بـار بازدید شده
... بیشتر