Somali Short Film | ILMADA KU HOREE 2 ( QEYBTII LABAAD )

Hosow Pro
Hosow Pro
322.5 هزار بار بازدید - 6 سال پیش - Somali Short Film | ILMADA
Somali Short Film | ILMADA KU HOREE 2 ( QEYBTII LABAAD ) #hosow_production


SOO DHAWAADA,

ugu dambeyn waa kanaa Filmkii ay bulshadeena inagu xiran jecleysteen qeybtiisa labaad. waxay ahayd runtii waqti dheer ka hor intaad naga sugaysaeen waxaana u sabab ah inaanan  marka hore ku tala galin inaan sii wadno iyo inay hawlo kale oo badan iyo film sameynta isku wadno, aad ayaad u mahadsantihiiin dhamaan.

waxaan dhamaan u mahadcelinaayaa asxaabta qiimaha leh ee ka qeyb qaatay soo saarida filmkaan,  oo ay ugu horeeyaan saaxiibkeey GARASHO PRODUCTION @garasho oo ku fara yareystay colour ga=radingka filmkaan iyo sidoo kale sxbkeey Shuayb Nure @shuaybrooy.
iyo dhamaan asxaabta naga sugaysay inta uu ka imaanaayo xiisna u haysay.

Fadlan SHARE iyo LIKE haka hagran channelkeenana kusoo biir oo SUBSCRIBE DHEH si aad inoogu taxnaato.

MAHADSANIDIIIN.
6 سال پیش در تاریخ 1397/08/02 منتشر شده است.
322,530 بـار بازدید شده
... بیشتر