Software Development Road Maps - Somali

Fu'aad-Booska
Fu'aad-Booska
381 بار بازدید - 5 ماه پیش - Muuqaalkan waxa aynu ku baran
Muuqaalkan waxa aynu ku baran doonaa website innaga caawin doona Dariiqa ugu Habboon ee aad ku Baran Karto Horumarinta Softwarrada. Inaga oo ku eegi doonna websiteka la yidhaahdo https://roadmap.sh/. Kaas oo ina siin doona hageyaal kala duwan oo ku saabsan aqoonta la xidhiidha horumarinta barnaamijyada iyo mawduucyo la xidhiidha barashda cilmiga Software Development-ka.
#digitalskills #webdevelopment #softwaredeveloper #softwareengineer
5 ماه پیش در تاریخ 1402/11/26 منتشر شده است.
381 بـار بازدید شده
... بیشتر