Sida La Iskaga Xiro Facebook Tagging | Iska Jooji Facebook Tag

Eng Yuyu
Eng Yuyu
38.5 هزار بار بازدید - 3 سال پیش - Muuqaalkaan waxaan kugu tusayaa labo
Muuqaalkaan waxaan kugu tusayaa labo farsamo oo kaa caawin doonto ina aad iska xirtid waxa profile kaaga lagu soo Tag-gareeyay iyo waliba sida aad u fasaxi kartid ama aad iska tiri kartid waxa laguugu soo Tag-gareeyay.

Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
engyuyu

Igala soco:
Facebook: Facebook: EngYuyu
Instagram: Instagram: Eng_Yuyu
Twitter: Twitter: EngYuyu7

===================================
#ENG_YUYU #Facebook_Tag
3 سال پیش در تاریخ 1400/04/17 منتشر شده است.
38,568 بـار بازدید شده
... بیشتر