Cuntadii Ay Cunayeen Ayaa Ka Cunay Siaan Ucabiro Falcelintooda !! Very Funny Prank| Kamera şakası

Abdullahi Akanuu
Abdullahi Akanuu
32.6 هزار بار بازدید - 9 ماه پیش - Waa Idin salaamay sxbodayda sharafta
Waa Idin salaamay sxbodayda sharafta leh maanta muuqaalkeena sidaa soo aragteenba dadka maqaayadaha fadhiya ee cuntooyinka cunaya ayaa iyagoonan isugeenin cuntadooda ka cunayaa ama la cunayaa si aan eegno falcelintooda yacni inee xanaaqayaan iyo in kale kadibna cuntadii aan ka cunnay iyo cunta kaleba waan u iibininay siaan uga farxino....waxaa rajaynaa inaa ka hesheen muuqaalka maanta

hadii aad fikir haysid rabtidna inaa soo sameeyo ama aad rabto inaa wada shaqeeno sxb ciwaanada qeybta hoose igala soo hadal walaal
Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
facebook ::Facebook: Akanteam
instagram :: https://www.instagram.com/
snapchat:akanuu619
tiktok::akanuu1
email::[email protected]


muuqaalkaan masoo daawatay
Guur Ayaa Ugu Soo Bandhigtay Dadka Ho...

siaad ugu soo biirto familkeenan quruxda badan kusoo biir
https://www.seevid.ir/c/abdullahiaka...
9 ماه پیش در تاریخ 1402/08/29 منتشر شده است.
32,637 بـار بازدید شده
... بیشتر