6 Qalad Oo yar Yar Kuwaasi Oo Buurburinkara Nolishaada Hadii ad sameeyso || @Xogtamaalmaha

Xogta Maalmaha
Xogta Maalmaha
320 بار بازدید - 2 ماه پیش - Asalamu caukum waracmatulahi tacaala wabarakaatuQaladaadka
Asalamu caukum waracmatulahi tacaala wabarakaatu

Qaladaadka yaryar ee aynu Sameeyno inago an ka fikirin Ayaa burburin kara Nolosheena,  inaguna sababi kar inaynu noqono Guuldaraysteyaal an gaadhi karin wax hormar ah, Sido kalena Waxay inaga Hor istaagi karaan  Talaabo kasto aynu u Qaadi lahayn Si aynu u Dhisno Mustaqbal Ifaya Misena Aad u Qurux badan

 Hadii Ad Rabtid inad Ku Guuleysto Noloshaada  misena Ad ka dhabaysid Yoolalkaaga  Wax Waajib kugu ah Inad Iska ilaaliso  Qaladadaka an Muuqaalkan kugula wadagi doono Sababto ah Kuwan Waxay Burburin doonaan Fursad kasta Oo ad u haysatay Si ad u gaadho Himiloyinkaaga #share #like #comment #subscribe
2 ماه پیش در تاریخ 1403/04/15 منتشر شده است.
320 بـار بازدید شده
... بیشتر