Fasirka riyada maska guud ahaan qofkii mas ku riyoodo

Barta Aqoonta
Barta Aqoonta
16.6 هزار بار بازدید - پارسال - Fasirka riyada maska guud ahaan
Fasirka riyada maska guud ahaan qofkii mas ku riyoodo riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa cadaawad ama qof cadow ah, maska madow iyo maska cagaran iyo mas guduudan dhamaan waxay kala yihiin noocyo kala duwan fasiraada riyada way isbadalaysa waxayna ku xiran tahay qofka riyooday waxa uu ku sugan yahay haddii uu yahay qof rag ah ama dumar, riyada maska ka daawo muuqaalkan iyadoo faahfaahsan.
پارسال در تاریخ 1402/01/18 منتشر شده است.
16,614 بـار بازدید شده
... بیشتر