Lil Baliil Ft Ck - Beenlow ( Officiall animation video )

Lil Baliil
Lil Baliil
1.3 میلیون بار بازدید - 5 سال پیش - Lyrics I’m a bad boy
Lyrics

I’m a bad boy looking for a bad girl
Cadowgeyga fiiri ciilbe udhimanayan
Haben iyo maalin qolke kaso caytamaan
Lakin ya kayeela beente lawaregayaan

Beenlow beenlow
Ima celin kartit ani beenlow
Sixirloow falaloow
Shari ima karto ani u know

Cadow waaye yoo kusirin
Beenta yo ka dhadhicinin
Sxb yoosan iska dhigin
Calol jileec yo ka arkin
Gadaal yoosan ka toganin
Shalay wexe dheheen lb
Waxa waaye illuminati
Ana waxan dhahay niga fuck you
Illuminati iyo adi kuligiina fuck you
Waxan ahay muslim warya
Waan soma
5 salaad waan wada
Sadaqada waaan baxsha
Coz adigan kusiya
Wa weriye
beenbo qora
Dadka kale sharaftoodo
Irsaq mar walba karadsha
Gabdheheena sawirkodo
Youtube mar walba dhex dhiga
Damir maleh
Hadana dad ceshta maleh
O hadana weji maleh
iskada dadnimo maleh
Yo kushegan
Cagta fur yosan kubaran
Hala qabsan
Fursad dhan yosan kahelin
Cadow cirka kuma nola
Dhulke jogan
Caloshe kawada bukan
Ciil kam baxan
Cano qabow qofki cabe

Beenlow beenlow
Ima celin kartit ani beenlow
Sixirloow falaloow
Shari ima karto ani u know

5sano kahor soo xasuuso
Garab ayaan kuweeydiistay
Jawaab fiican kaama helin
Qosol beena igu Sintay
Waxaa iga dhigtay qashin
Lakin maniyad jebin
Maantay fiiri who is king ?
Call me  king
Xasuus yeelo nacas aqas
Shalay adaa eheed maqas
Lakin maantay wa af beeshay
Warya call me baba
Lb fuck your sister
Coz lacag be rabta
Ana waan u haaya
Fiiri waan kawata
Maatay tuugsi kama rabo
Lacag maya kuma haayo
saan maka dacadba isheek
Saan maka dhab baa aa
Adi maku naxa aa
Shalay waxa eheed cadow
Manatay waxa tahay badow
In lagu toogta istahisha
Lakin nolasha kugudhiba
Woo maseeray fiiri kan
Derbi iga tiiri a
Alow iga jeedi a
Ishiisana iga celi a
Waan dadalaay
Waan hormaray
Kanoxow nafta waay ay
Cadow Ciil uDhimo

Beenlow beenlow
Ima celin kartit ani beenlow
Sixirloow falaloow
Shari ima karto ani u know


Produced by CBLACK
5 سال پیش در تاریخ 1398/10/27 منتشر شده است.
1,303,248 بـار بازدید شده
... بیشتر