SIDEE UGA GUDBAY imtixaanka MRCS partA | All you need about MRCS UK

Dr Adnan Abdallah
Dr Adnan Abdallah
7.9 هزار بار بازدید - 3 سال پیش - Waa sidee imtixaanka MRCS ee
Waa sidee imtixaanka MRCS ee dalka UK qeybtiisa 1aad?
Qeybaha uu ka koobanyahay?
Meeqo bilood ayaa lagu diyaarinkaraa?
iyo... Faahfaahin kaaga filan xogta imtixaankaas kadaawo muuqaalkaan.

Waxyaabijii icaawiyey:-

Telegram Groups:
1. Master the MRCS part A
https://t.me/MasterTheMRCSPartA

2. MRCS made easy
https://t.me/MRCSAmadeeasy

MRCS GO YouTube channel
theekodr


Waxaad igala soo xiriirikartaa:
Instagram:

I'm on Instagram as adnan_dr2. Install the app to follow my photos and videos. https://www.instagram.com/invites/con...

Facebook: Dr. Adnan Abdallah
3 سال پیش در تاریخ 1400/11/09 منتشر شده است.
7,977 بـار بازدید شده
... بیشتر