Nasrallah oo digniin kama dambeys ah u diray Israel | Qubanaha VOA

VOA Somali
VOA Somali
32 هزار بار بازدید - ماه قبل - Qubanaha VOA qodobada ku jira
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Nasrallah oo digniin kama dambeys ah u diray Israel, roobab mahiigaan ah oo 40 qof ku dilay Afghanistan, meydadka 6 qof oo ajnabi ah oo laga helay Thailand, 5 qof oo ku dhintay rabshado ka dhacay Bangladesh.

00:00 Furitaanka
01:01 Nasrallah oo digniin kama dambeys ah u diray Israel
03:11 Roobab mahiigaan ah oo 40 qof ku dilay Afghanistan
06:11 Meydadka 6 qof oo ajnabi ah oo laga helay Thailand
08:02 Kaydka Al-Balaa ee Suuriya oo dib loo dayac-tiray
11:31 5 qof oo ku dhintay rabshado ka dhacay Bangladesh
14:40 Boqor Charles oo daah-furay qorshaha R/W Starmer
21:50 Wareysiga tababare Cabdirisaaq Faarax Gorooje

Mar walba nagu xirnow

🟠 Rukumo VOA Somali @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: Facebook: voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: Instagram: voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: Twitter: voasomali

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
ماه قبل در تاریخ 1403/04/27 منتشر شده است.
32,051 بـار بازدید شده
... بیشتر