Xamse Xadaari oo kala saaray Dayax Dalnuurshe iyo Marwaan Yare

Haataf Abdi
Haataf Abdi
216.5 هزار بار بازدید - 6 سال پیش - Digniin Waxan Bulshada uga digayaa
Digniin

Waxan Bulshada uga digayaa in ay labbada fanaan ee walaalaha ah u kala saftaan. Waxan leeyahay Waxba xamaasad ha ka dhex abuurina labbada fanaan. kuligeen waxaynu nahay walaalo. waa la dhaafay xiligii khilaafyo la hurin lahaa. waxa la joogaa xiligii colaado waaweyn la damin lahaa. an ka wada shaqayno isku soo dhawaynta bulshada.
6 سال پیش در تاریخ 1397/07/26 منتشر شده است.
216,525 بـار بازدید شده
... بیشتر