dhagayso bare Hiiraale: alshabaab ban iska dhiibey waa Somali %80

Fernando Torres
Fernando Torres
16.8 هزار بار بازدید - 11 سال پیش - dhagayso calaacalka kasoo yeeray bare
dhagayso calaacalka kasoo yeeray bare hiirale
waligeed baa nin laga adkaadey dhihi jiray waa
la igu Goobtay, bare hada wuxuu laso shir tagy
kismaayo kenya & raaskanbooni baa iga soo
saaray, hadii ay kenya oo ciidanka ka jooga
kismaayo dhan yihiin 4000 oo ku qalabaysan
hub culus, u gacan qaadi lahaayeen miyey
ku qaadan lahayd 2 maalin inu magaalada
ka dhex dagaalamo, arinTa kale oo Yaabka
leh waxey Tahey marka la weydiiyey sababta
uu alshabaab iskaga dhiibey wuxuu yiri shabab
waa somali %80, Taasoo macnaheedu noqon
karto in asaga iyo alshabaab amisom isku si
ula dhaqanTo, balse awlaba waa la ogaa inay
dagaaladii shabaab ku jireen hadana asagaa
cadayn buuxdo u ah oo qiranaya, Tani waxey
bahdil ceeb iyo fadeexadii ugu weyned ku
Tahey madaxwenaha banaadir culusow muufo
iYo dawladiisa oo kismaayo uso adeegsaday
nimankaan caadaqaatayaasha ah iyo shabaab
beesha caalamkuna ay indhahooda ku arkaan

arinTa kalo mucjisada ku ah beesha marexaan
waxey tahey in maanta magaalada kismaayo
wiilashoodi oo la qaldey lagu xasuuqey ayna
dhinteen in kabadan 58 wiil oo beeshaaas ah
culusow-ga soo adeegsadayna hal qof oo
qabiilkiisa ah kagama dhiman iska daa inuu
qof hawiye ah kismaayo usoo diree xiTaa
kuwaan dagaalka ku jiro aYuusan waxba
zaad iyo cunto & dawo ku kaalmayn wixii
ay haysteen markii laga furtay nimankii kale
ee madaxweyneyaasha isku sheegi jirey
waxey isku dhiibeen amisomta kenya ee
ay shalay caynayeen kadib markii ay
waayeen baad iyo biyo toona iyo cid u
gargaarTa, nasiib darrada haysta manta
beesha mareexaan ba waxey tahey in
qabiilkooda uu hawiye kala qeybiyey
hada waxaa socota wiilal kale oo laga
soo aruurinayo gobolka gedo si mar
kale loo qaldo, mareexan sow inay
is weydiiyaan maahan wasiirka arimaha
gudaha qabiilkiisa maxaa dagaalka loo
galin waayey miyaaney ka tirsanayn
dawlada culusow muufana sidoo kale
siyaasiyiinta odayaasha cuqaasha iyo
ganacasatada caanka ah ee marexan
dal joog iyo dibad joog maxey uga hadli
l'a yihiin khiyaanada muuqata ee hawiye
u maleegayo, maxeyse xitaa mawqif cad
uga qaadan waayeen arimaha jubooyinka
iyo gedo, oo meel uun ugu tilmaami wayen
bulshadooda, arimhaas oo dhan waa waxa
ka Yaabiyey F_Torres, wuxuuna u baahan
yahay in loo helo jawaabo cad cad aniga
ra'yigeyga waxey ila tahey siyaasiyiinta
mareexaan sida farmaajo, ina siyaad
idaajaa iyo kuwa kalo caanka ah waxey
uga aamusan yihiin, 2da dhinacba inay
hal lug kula jiraan oo qoladii guulaysta
ay dhahaan idinkaan idin la jirnaa arintaasi
miyaaney keenen in wiilashoodi meel cidlo
ah lagu halaago maalin kasta oo loo adegsada
hubka uu bare ka cabaadayo!
11 سال پیش در تاریخ 1392/04/09 منتشر شده است.
16,843 بـار بازدید شده
... بیشتر