Sirta qarsoon ee dadka badi aysan ogeyn waa Reptilians.

ANNAGA PRODUCTİON
ANNAGA PRODUCTİON
124.3 هزار بار بازدید - 4 سال پیش - Sirta qarsoon ee dadka badi
Sirta qarsoon ee dadka badi aysan ogeyn waa Reptilians,  waa dad qarsoodi ah oo majorityga dadka dunida badankoodii aysan ogeyn dadkani raptilianka ah muuqaalka wejigooda waa uu ka duwan yahay dadka caadiga ah waxaa ayna leeyihiin dib sidda xaywaanaa oo kale, Waxaana la sheegaa dadkani in ay yihiin dad aqoonyahana ah oo caqli iyo wax soo saar aad u wayn leh, Dadka qaarkood ayaa ku sheega reptilianku in ay yihiin dadka sidda qarsoodiga daaha gadaashii xukuumadaha ka maamula, Xitaa illuminatiga iyo qoysaska ugu taajirsan dunida dadka qaar ayaa ku sheega dadkii aas aasay in ay y ihiin reptilian, Waxaase la ogyahay raptilianyintu in aanay marnaba bani aadamka casriga isku jinsi aanay ahayn.

Waxaa jiro aragti badan oo aadan dadkani reptiliyiinta ah sidda ay ku abuurmeen iyo sidda daafaha dunid aay ugu faafeen, Waxaana aragtiyooyinku loo kala qaybin karaa laba aragti oo waaweyn, Kuwaas oo ah reptiliyiintu waa dad asalkoodu cirka ka imaaday iyo aragti oo dhahaysa reptiliyiintu dhulka ayey weligoodii ku noolaayeen, Qola ayaa waxaa ay rumeysantahay dadkani in jiniyaal iyo shaydaan midabyo kala duwan soo xirtay in ay yihiin, Reptiliyiintu waxaa la sheegay dhowr jeer oo kala dwan in ay isku dayeen in dadka weeraro cirka iyo dhulka in ay kusoo qaadaan balse marka ay qiimeyeen teckologyada iyo hubabka casriga ah ee bani aadamka uu haysto reptiliyiintuw axaa mangal la noqotay dagaal haddii ay qaadaan in iyagu ay ku jebi doonaan siddaasi darteedu waxaa ay doorbideen dagaal mabda’a ah iyo mid psycologyga ah iyada oo dadka oo dhan aanay ku bararygsaneyn ayey ku gudajiraan in aduunka oo dhan qabsadaan marka awoodaha oo dhan ay la wareegaan ayey faroocoodii qarsoonaa ee raptiliyiintu markale dhulka ay kasoo muuqan doonaan.
4 سال پیش در تاریخ 1399/09/02 منتشر شده است.
124,347 بـار بازدید شده
... بیشتر