Sida la isaga diiwaan galiyo Adeegga WAAFI

Hormuud Telecom
Hormuud Telecom
15.2 هزار بار بازدید - 3 سال پیش - 𝗪𝗔𝗔𝗙𝗜 waa application kuu soo
𝗪𝗔𝗔𝗙𝗜 waa application kuu soo koobaya dhammaan adeegyada maaliyadeed iyo mid isgaarsiineed sida wicitaan iyo chatting intaba adiga oo dalka jooga iyo adiga oo dibadda joogaba. Ku xiro 𝗘𝗩𝗖 𝗣𝗹𝘂𝘀 kaaga oo ka dirso lacagaha, kuna dhammaan adeegyadaada maaliyadeed.
Waxaad ka soo dajisan kartaa 𝗚𝗼𝗼𝗴𝗹𝗲 𝗣𝗹𝗮𝘆 iyo 𝗔𝗽𝗽 𝗦𝘁𝗼𝗿𝗲.
3 سال پیش در تاریخ 1400/01/18 منتشر شده است.
15,254 بـار بازدید شده
... بیشتر