qisooyinka nabiyada/ haaruut iyo maaruut ma malaaig bay ahayen mise dad, qiso layaab badan

fuad amin daud
fuad amin daud
52.8 هزار بار بازدید - 4 سال پیش - FUAD AMIN: Home of islamic
FUAD AMIN: Home of islamic studies cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada _____________________________________________________________________________ alle subxaanahu watacaa ayaa abuuray dhamaan dadka Wuxuuna qof walba ku abuuray kheyrka iyo shartaba wuxuuna kala doorransiiyay xaqa iyo baadilka In la dilo naf aanan waxbo galabsan ayyuu alle subxaanahu watacaa ka dhigay danbi la galo kan ugu weyn marka laga soo tago gaalnimada Balse waxaa la yaab leh in qofka ugu horreeyay ee gala danbigaas aadka u ween uu noqday wiil uu nabi dhalay Waana qaabil ibnu aadam oo dilay walaalkiisa haabiil sidaan wada ognahayba Balse waa su’aale muxuu qaabiil u dilay walalkiisa? Sideese ugu suuragashay in uu dilo iyadoo labadooda midka weynaa oo weliba xooga badnaa uu ahaa haabiil? Nabi aadamse muxuu sameeyay markay dhacday arrintaan? dhamayso muuqaalkan si aad wax badan u ogaato _____________________________________________________________________________________ fuad amin ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada daawo muuqaalo kale 1) qisada hijradii nabi muxamad SC    • qisooyinka nabiyada/ qaabka uu nabi m...  
4 سال پیش در تاریخ 1399/01/15 منتشر شده است.
52,834 بـار بازدید شده
... بیشتر