Barashada Luuqada English-ka oo afsomali ah adigo gurigaag iyo goobtaada shaqo joogo

waxkabaro Online College
waxkabaro Online College
387.8 هزار بار بازدید - 6 سال پیش - Ku so dhawada barashada
Ku so dhawada barashada #luuqada #english ka oo #afsomali ah. Koorsadan waxaa ku baran doonta qeybaha kala duwan ee luuqada sida barashada english bilow ah mid dhex dhexaad ah iyo mid heer sare ah. Dhamaan casharada afsomali ayee ku baxayaan markii laga reebo qeybta ugu sareyso oo ku bixi doonto english to english. Koorsadaan oo dhamestiran waxa ka helesa websiteka #waxkabaro.net. Si aad isga soo diwan galiso fadlan soo dajiso appkeenshaka waxkabaro adigo play storeka ka raadinayo erayga waxkabaro. Halkaan aya ka heli karta casharo kale oo English ah    • Barashada Luuqada English-ka   Koorsoyinka kale ee websiteka ku jiro waxaa ka mid ah: =)Quickbooks Professional pro- Barashada Quickbooks- si fudud ku naqo Computerized Accountant 👉www.waxkabaro.net/course/prof... =) English Inside Out: Si fudud ku baro ku hadalka luuqada Englishka 👉www.waxkabaro.net/english-basic-aasasiga-luuqada/ =) Barashada Luuqada Carabiga: Si fudud ku baro ku hadalka luuqada Carabiga 👉www.waxkabaro.net/course/baro... =)Architectural Home Design with Archicad: Barashada Naqshadeynta Guryaha 👉 www.waxkabaro.net/course/bara... =)Qaabka Onlineka Lacag Looga Looga Abuuro: Baro Qaabka lacag looga abuuro onlineka 👉www.waxkabaro.net/course/qaab... =) ULTIMATE PHOTOSHOP COURSE: Barashada graphic Designka 👉www.waxkabaro.net/ultimate-ph... Iyo koorsoyin kale oo badan Fadlan booqo websiteka waxkabaro.net Nagala soo soco Baraha Bulshada: Booqo websiteka: waxkabaro.page.link/jdF1 Subscribe dheh youtubeka: youtube.com/c/waxkabaro Facebook like Saar: www.facebook.com/waxkabaroWeb/ Instagram-kana follow dheh:www.instagram.com/waxkabaro/ Twitter: twitter.com/waxkabaro Linkedin: www.linkedin.com/company/waxkabaro/
6 سال پیش در تاریخ 1397/07/28 منتشر شده است.
387,840 بـار بازدید شده
... بیشتر