Hadii Aan Youtube Channel Cusub Samaysan lahaa 2023 Sidan ayaan Samayn Lahaa

Somali Tech
Somali Tech
3.2 هزار بار بازدید - 12 ماه پیش - samaynta youtube channel cusub kadibna
samaynta youtube channel cusub kadibna gaadhsiinta guul maaha shay fudud waqtiyadan danbe, waxa ay ubaahan tahay waqti sido kale xirfado, nasiib wanaag muuqalkan waxa aan idin kula wadaagaya saxibyal 7 qaab oo hadii aad marto aad guul gaadhsiin karto channel cusub oo youtube ah oo aad hada samaysay, 7 qaab waxa aan ka bartay qaybo kamida youtube dhowr sano oo aan ku jiray, sido kale baadhitano aan sameeyay qodobo kale oo muhiima oo aan ku ogaadayna waa ay ka tirsan yihiin.




----  this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you.   ---     fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★


Sida Muuqalo Youtube Ah Sameeyo Telefoonkaga. Looguna Qurxiyo. (Muuqal Dhamaystiran)     Sida Muuqalo Youtube Ah Sameeyo Telef...


Lacag Ka Same Youtube Shuruud La'aan. Uma Baahnid 1000 Subscribers iyo 4000 Saacadood oo daawasho ah      Lacag Ka Same Youtube Shuruud La'aan....


9 Farsamo oo Cajiiba ood Wax Kaga Raadin Karto Youtube, Si Dhakhsiyo Ah Ku Hel Waxa Aad Raadinayso         9 Farsamo oo Cajiiba ood Wax Kaga Raa...


Dhamaadka Passwordka | Wax Ka Ogow Aalada Shirkada Google Soo Saartay ee Passkeys!      Dhamaadka Passwordka | Wax Ka Ogow Aa...


Google Bard AI | Aalada Cusub ee AI ah ee Google soo saartay Iyo Sida Loo Adeegsanaayo     Google Bard AI | Aalada Cusub ee AI a...


Sida Loo Adeegsado Gmail Internet La'aan (Muuqal Dhamaystiran)     Sida Loo Adeegsado Gmail Internet La'...



Ka Faaidayso isbadalka Lagu Sameeyay Shuruudaha Lacag ka Samaynta ee Youtube    Ka Faaidayso isbadalka Lagu Sameeyay ...


----  linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya.  ----



☑ Daawaday Muqalka

☐ LIke Gareeyay?

☐ Subscribe Gareeyay?

--------------------------------------

---- Linkiyo Muhiim Ah ----
☑ Websitekena -- https://somalitech0.com
☑ Blogeena:  article.somalitech0.com
☑ Facebook -- Facebook: somalitech0
☑ Instagram -- Instagram: somalitech0
☑ Telegram --  https://t.me/somalitech0
☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414


#somalitech
#youtube
#youtubechannel
12 ماه پیش در تاریخ 1402/04/12 منتشر شده است.
3,271 بـار بازدید شده
... بیشتر