LESSON 4: Add Extra Fields | Delete | Export & Import Tables

HAYANTECH ACADEMY
HAYANTECH ACADEMY
88 بار بازدید - 2 ماه پیش - Cashiranta aan ku dhigan dona
Cashiranta aan ku dhigan dona waxaa kamid ah, Sida Fields kala badan looga soo daro Ms access ka. Sida Fields aad ubahneen Delete loga sameeyo. Sida Copy tables iyo options ka loo sameeyo. Sida table Excel Loga dhigo Ms access Table. Sida table Access Loga dhigo Ms access Table. Sida Ms Excel Data Link looga sameeyo ms access. fadhlan youtube ka Subscribe dheh sina Share garey. kuna soo bir telegram groupka. t.me/HayanTechacademy
2 ماه پیش در تاریخ 1403/04/14 منتشر شده است.
88 بـار بازدید شده
... بیشتر