Dadka Ha Iska Waynayn (Kaban) || Maxamed Aadan Dugsiiye & Faadumo Axmed Dhimbiil || HD +Lyrics

QARAAM CHANNEL
QARAAM CHANNEL
153.2 هزار بار بازدید - 3 سال پیش - HEESTA:    DADKA HA ISKA
HEESTA:    DADKA HA ISKA WEYNAYN
EREYADA:  ABWAAN IBRAAHIM SH. SALEBAN
                  (IBRAAHIM GADHLE)
LAXANKA: CABDIRAXMAAN CALI XIRSI
LUUQDA:   MAXAMED AADAN DUGSIIYE &
                   FAADUMO AXMED DHIMBIIL
__________________________________________

EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
___________________________________________

1. Qaaci xul ah:
QAACI: KABAN XUL AH

Xasan Aadan :Video
Heesaha Maxamed Mooge: Digarogasho (1972) || Maxamed Mooge L...
Heesaha Sahra Axmed: Naf Ku Jecel Adduunyada || Sahra Axme...
Heesaha Qalinle: Haddaad Dhaayo Leedahay || AHUN Saado...
__________________________________________________________

Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
• LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
• SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
• COMMENT
• SHARE (La wadaag asxaabtaada)

Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
[email protected]
_______________________________________________________________

Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:

Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).

Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta een soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay ku jirtayba. IWM.

Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.

Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.

In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).

Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.

Mahadsanid.

__________________________________________________________________

Hello and welcome.

If it’s your first time please consider subscribing the channel

In this channel I upload some of the old school Somali classic music from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).

In fact, every video I upload, I do as much research as I can about the music and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well. etc

Also, presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand to young ones), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who passed away and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).

I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and share with those who are interested as well.

Thanks.

QARAAM CHANNEL.
3 سال پیش در تاریخ 1400/12/11 منتشر شده است.
153,295 بـار بازدید شده
... بیشتر