Da'yarta iyo waxbarshada | Meehaal Podcast

Meehaal
Meehaal
632 بار بازدید - پارسال - Waxbarashadu waa xuddunta hormarka bulsho,
Waxbarashadu waa xuddunta hormarka bulsho, sidaa darteed, waxa aynnu ku falanqayn doonnaa xalqaddeennan sidii loo horumarin lahaa tacliinta ubadkeenna, loogana bixi lahaa caqabadaha ku gedaaman waxbarashada da'yarteenna.

Dhegeysi wacan.
پارسال در تاریخ 1402/01/08 منتشر شده است.
632 بـار بازدید شده
... بیشتر