Qaabkii loo furtay Dawladii Faarisiyiinta 2 aad [Dagaalkii Qaadisiya]

Abdulaziz Oogle
Abdulaziz Oogle
46.4 هزار بار بازدید - 8 سال پیش - Dagaalkii ugu waynaa ee lagu
Dagaalkii ugu waynaa ee lagu furtay dhulka Ciraaq iyo Faaris waa Duulaankii Al-Qaadisiya oo uu hogaaminayey saxaabiga Sacad ibnu abu Waqaas. Muslimiintu guul wayn ayey kasoo hooyeen dagaalkan waxaana loogu yeedhaa Guusha guusheeda maxaa yeelay wixii ka danbeeyey dagaalkan  dawlada Faarisiyiintu waxay ka baxeen Ciraaq waxayna aadeen wadamad Iiraan, Afghanistan iyo Turkuminstan.
8 سال پیش در تاریخ 1395/06/08 منتشر شده است.
46,412 بـار بازدید شده
... بیشتر