"DAAD "scholarships free in Germany MASTERS & PHD | #faahiye

Faahiye_podcast
Faahiye_podcast
9.3 هزار بار بازدید - پارسال - Waa maxay scholarships ka "DAAD"
Waa maxay scholarships ka "DAAD" ee Germany,maxaa lagaaga baahanyahay.

Fursad wax barasho jaamacad ee dalka Germany 🇩🇪 .

1.Waa maxay DAAD scholarships?

Haa'yaddaugu wayn ee qaabilsan deeqda  waxbarashada scholarships ka ee wadamada soo koraya waxayna ku taala dalka germny,jamacada gemny ayaana siiya waxbarasho free ah ,


2 .Wada madee loo ogolyhy ?
Wadama soo koraya ee africa oo somalia kujirto
Uganda,Ethiopia,south sudan,Tanzania
Haddaa joogto wadamada kale waxaa ku xeraysan kartaa card qaxoooti ah .

3.Elts ma lagaaga baahanyahay?
Maya wax elts ah lagaama baahna.

4.haddaa ku guulatsato maxaa faaidaysaa?
*jamacada oo lacag la'aan ah
*bil walba waxa qaadanaysaa $1,500 dollar
*caafimaadkaaga laguu qabaa
*family ayaa la imaan kartaa
*safarkaaga laguu qabaa
*labo master ayaa halmar diyaarin kartaa
*phd ayaa diyaarin kartaa

5.maxaa laaga baahanyahay?
  •bachelor inaad heesato ama wax ladhigmo
* cv writing
* Cover letter
* Letter of recommendation letter
* Letter of motivation
* Letter letter of reference leter

6.passport ma la isaga baahanyahy?
Maya wax passport lagaama baahna

7.program ka ilaa imisu soconayaa?
*2 years

8.goorma ayuu ku egyahay
Waxa uu ku egyahay 9-ka June 2023

9:ma jirtaa somali ku guulasatay ?
Ha waxa ku guulaystay saaxibka Abdinur hasan
Oo aan iska joognay Ethiopia 2018,waxaan muuqaalkiisa soo dhigay youtube ka usagoo ka sheekayanaya habkuu ku helay iyo processes ka uu maray ,halkaan kadaawo usagoo ka sheekaynaya👇 Video

10.halkee ka helaa linkiga
Linkiga waa kanaa https://daad.de/go/en/stipa57562806
Muhiim ma'aha linkiga waxa muhiim ah inaa formka buuxiso waxanaa diyaar u ahay inaa formka kuu buuxiyo sida dhalinyaradi hore ee ku guulaystay

Numberkaan ugala soo hdal
+252907249086

#scholarships somalia
#faahiye-podcast
#fursadaha-dhaliyarada
#somaliland
#daad-scholarships
#Daad scholarship
#Waa maxay daad scholarships
#Waraysi dhalinyarada ku guulaysatay daad scholarships
#Deeq waxbarasho
#dhiiragalinta dhalinyarada
#sidee lagu helaa scholarships
پارسال در تاریخ 1402/01/19 منتشر شده است.
9,367 بـار بازدید شده
... بیشتر