Noocyada dhacaanka shahwada ee jabiya Soonka

Suheyba Badqas
Suheyba Badqas
44.5 هزار بار بازدید - 3 سال پیش - Qaar ka mid ah dhacaanka
Qaar ka mid ah dhacaanka ama shahwada ama manida ku timaada ula kacda, ayaa soonka jabiya, iska keen ama la kulanka xaaskaaga ha ku timaaddo. Balse, shahwada ama manida ku timaada si aan ula kac aheyn, waa la iska daahiriyaa ee soonka ma jabinayo. Iyo waxa laga yeelayo xilliga uu kugu dhaco dhiigga caadada ah. Macalimad Fartuun Cusmaan ayaa noo sharaxeysa.
3 سال پیش در تاریخ 1400/02/02 منتشر شده است.
44,544 بـار بازدید شده
... بیشتر