Sidee Loo Sameeyaa Portfolio Website WordPress Elementor

Gedle Cadde
Gedle Cadde
3.3 هزار بار بازدید - 8 ماه پیش - Download Resources:
Download Resources: https://drive.google.com/file/d/1AL8H...

Ma doonaysaa inaad samaysato portfolio website aad adigu leedahay amaba aad shirkad usamaysid website ka ay u baahan tahay, hadaba waxaad joogtaa meeshii ugu saxsanayad ee aad ka abran lahayd sida loo sameeyo website yada casrigaa, uma baahnid inaad haysato wax xirfad design sidoo kalena uma baahnid inaa taqaano wax coding ah keliya waa drag and drop soojiid kadiban dhig.

Weliba waxyaalaha aan isticmalaynaba waa wada free oo waxyaalaha aan isticmalaynayna waxaa kamida free CMS loo yaqaan WordPress, Free Elementor Paage builder iyo weliba Free Theme.

Hadaan wax yar kaaga taabto waxyaalaha aad ku baranaysid muuqalkan sida loo sameeyo left side qurux badan oo kujiran sawirkaaga, navigation menu iyo weliba social icons. Sidoo kale sida loo samaysto  Banner quruxbadan oo leh ciwaano colors kala duwan iyo weliba fancy text oo ah ciwaan soconaya, sidoo kale kama madhna about us oo ah qaybta ka hadlaysa naftaada ama companygaga taaso udiyaarsan qaab habaysan..


Sidoo kale waxaan samaynaynaa qaybtan experience oo aad kaag hadlayso job historygaga ama qaybaha waxbarashada aad soo martay.
Sidoo kale waxaan samaynaynaa qaybtan quruxda badan ee servieces oo ah qaybta ad ku so bandhigaysid addegyada aad bixisio  sidoo kale qaybtan aad gashanayso video kasoo ka hadalya waxyaalaha aad qabato oo muuqal ah  iyo weiilba qaybtan projects oo aad ku soo bandhigayso waxyaalihii aad horay usoo samysay tusaale aahan hadaad tahay logo designer waxaad gashanysaa sawiro logoyinkii aad samaysay ama hadaad tahay web developer oo ad gashanayso websiteyadii aad horay u samasay.
Sidoo kale wxan ku barnaynaa sida loo sameeyo customer client oo ah shirkadaha aad ka cawisid shaqooyinka aad markaa adigu qabatid  iyo weliba testmonial quruxbadan.

Sidoo kale waxaad samynaynaa qaybtan contacts oo aad u qurux badan taasoo kaa caawinaysa in qofkii raba inuu kula soo xidhiidho uu si fudud kugu helayo.

Intaas keliya maaha waxa aynu maanta samynayno waxaad baranysa sida loo sameeyo jump buttons oo ah in markaad menu ku dhufatid uu tago mesha uu kahdalayo menuga tusaale ahaan hadaan rabo inaan tago portfolio waxan ku dhufanaya portfolio  wuxuu automatic iigaynaya portfolio section sido kale hadaan doonaya home waxan ku dhufanaya home wuxuu igaynaya home isla markiiba.

Intaasoo dhan waxaa kuu dheer in websitkan yahay responsiveness taasoo macnaheedu yahay in device kasta uu ugu soo baxayo sida ugu wcan sida desktop, tablet iyo weiba mobile kaba. Taaso macnaheedu yahay in 60% ay kaso galaan mobilkooda websiteska.

Samayso Website Si fudud adoo isticmaalaya Hostinger Hosting. Adoo Isticmaalaya Linki-gayga HOSTINGER AFFILIATE LINK:
https://www.hostg.xyz/aff_c?offer_id=...

Subscribe to My Channel: @gedlecadde

Facebook: https://www.facebook.com/profile.php?...
TikTok: TikTok: gedlecadde
8 ماه پیش در تاریخ 1402/08/30 منتشر شده است.
3,325 بـار بازدید شده
... بیشتر