Top Secret: Dagaaladii Sokeeye oo Beenta laga sheegay! - Kismaayo / Keydmedia.net

Keydmedia Online
Keydmedia Online
241.7 هزار بار بازدید - 12 سال پیش -
http://www.keydmedia.net Exclusive / Top Secret - SUBSCRIBE for Daily High-Definition Videos from Somalia Hosted by http://www.keydmedia.net -  Kudhawaad 30 Sano ayaa Soomaalida waxaa dhexmaray Dagaal iyo Dood aan horay Taariikhdood usoo marin. Keydmedia ujeedadeedu ma ahan inee Tiraahdo Qoladaas ayaa Qaldaneed, Qoladaas ayaa Saxsaneed, ee ula jeedadu waxey tahay oo kaliyah in ey idiin soo gudbiso Maalintaas, Goobtaas wixii ka dhacay iyo sida ey wax u dhaceen. Mid ka xanaaqa iyo Mid ku farxaba waa Dhacdo Taariikhda Soomaaliyeed maalin soo martay.

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo "Saas baa la yiri" oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la'isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.


http://www.keydmedia.net
Facebook: Keydmedia
keydmedia
Twitter: Keydmedia

Copyright © 2012 Keydmedia Inc. All rights reserved
12 سال پیش در تاریخ 1391/03/09 منتشر شده است.
241,797 بـار بازدید شده
... بیشتر